Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dooda xisbiga Dimuqraadiga Maraykanka

Dalka Maraykanka waxaa lag soo gabo gabeeyay doodii afraad ee dhexmarta labada murashax ee ugu cadcad in ay noqtay murashaxa madaxtinimo ee xisbiga Dimuqraadiga.

Waa doodii ugu dambaysay ee ay yeeshaan ka hor inta aanay bilaaban tartanka xulista qofka u qof u istaagi doona xisbiga.

Labada musharax ee ugu cad cad ee kala ah Hillary Clinton iyo Bernie Sanders, ayaa isku qabtay arrimo ay ka mid yihiin dib u qabaynta maaliyadda iyo daryeelka caafimaad.

Halkan ka dhagayso warbixinta wariyaha BBC-da ee Maraykanka Maxamed Xaaji Xuseen Shiino.