Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaalka Masar shan sano ka dib kacdoonkii dhacay

Maanta waxa ay ku beegan tahay sanad guuradii shanaad ee ka soo wareegatay markii ay bilowdeen banaan baxyadii aakhirkii xilka looga qaaday madaxweynihii hore ee Masar, Xusni Mubaarak.

Ururada xuquuqda bani aadankuna waxay sheegayaan in xaaladu sii xumaatay sanadahan dambe.

Haddaba shan sano ka dib kacdoonkii dalkaasi ka dhacay maxaa laga filayaa Masar.

Arrintaasi ayaa waxa uu weriyaha BBC Cabdifataax Ibraahim Cagayare ka waresytay Cabdullahi Adeec oo ah weriye madax-bannaan oo deggan dalkaasi Masar.