Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Idaacadda Gargaar ee xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab

Xeryaha qaxootiga ee Dhadhab waxaa ku taalla idaacadda lagu magacaabo Gargaar oo baahisa wararka arrimaha aadanaha iyo howlaha ay qabtaan hay'adaha ka howlgala xeryahaasi.

Idaacadda Gargaar oo xarunteedu ay ku taallo xerada Xagardheer waxaa maalgeliya hay'adaha samafalka.

Bashkas Jug Soodhacay oo dhowaantan shaqo ku tagay Dhadhaab ayaa tagay xarunta idaacadda, warbixintan ayuuna inooga diyaariyay.