Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Hargeysa: Gaadhi caanaha geela lagu wareejiyo

Bal ka warama dhegeystayaal dukaan gaadhi ah oo caanaha geela ee lista ah oo keli ah lagu iibinaayo, oo weliba suuqa hadduu ku xumaado uu u dhaqaajinaayo kolba gaadhiga dukaanka ah halkii uu doono.

Maxamed Cismaan Yuusuf ayaa magaalada Hargeysa kaga shaqeysta gaadhigaasi uu caanaha ku iibiyo, weriyaha BBC Axmed Saciid Cige ayuu u warramay.