Fadumo Dayib
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faadumo Dayib: Waxaan doonayaa jagada madaxweynaha Soomaaliya

Faadumo Dayib waa qofkii ugu horreeyay oo dumar ah oo ku dhawaqo inay u tartami doonto jagada madaxweynaha Soomaaliya.

Faadumo waxay nagu soo booqatay stuudiyaha BBC-da ee Nairobi, waxayna ka warrantay waxa ku dhaliyay inay isu sharraxda jagada madaxweynaha Soomaaliya.