Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Muuqaalkii ugu horeeyay ee Ceel-Cadde

Daawo muuqaalkii ugu horreeyay ee Ceel-Cadde laga soo duubay tan iyo markii xakada al-Shabab ay qabsadeen.

Waxaa muuqaalkan shaaciyay AMISOM.

Weriyaha BBC Raage Xasan, ayaa soo jeedinaya.