Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Nidaamka doorasho ee Soomaaliya

Barnaamijka doodda ee Waxay ila tahay wuxuu ku saabsan yahay go'aankii ay toddobaadkan gaareen Golaha Madasha Qaranka ee ku saabsanaa nooca doorasho ee Soomaaliya ay geli doonto sanadkan 2016.