Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cawaale oo abaalmarin loo magacaabay

Fannaanka Soomaaliyeed Cawaale Aadan ayaa sanadkan ka qeybgalaya tartan caalami ah oo sanadkiiba mar loo qabto fannaaniinta qaarada Afrika. Tartan kan ka horreeyay waxaa ka qeybgalay fannaanka K'naan Warsame, waxaana qofka ku guuleysta uu abaal marin u heli doonaa $1million.

Weriyaha BBC-da Suheyba Maxamed Badqas ayaa ka waraysatay rajadiisa.