Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaaladda abaarta Itoobiya oo kasii dareysa

Itoobiya ayaa wajaheysa abaartii ugu ba'nayd muddo toban sano ah, iyadoo haatan in kabadan toban milyan oo qof ay u baahan yihiin gargaar deg deg ah.

Balse itoobiya haatan waxa ay ka duwan tahay sidii ay ahayd sanadkii 1984-tii xilligaasi oo boqolaal kun oo qof ay macaluul u dhinteen, taasi oo sababtay in gargaar aad u ballaaran loo baahdo.

Itoobiya ayaa ka mdi ah waddamada caalamka ee dhaqaalahooda uu sida weyn u kobcayo, basle sida uu ku waramaya weriyaha BBC-da Alastair Leithead, dowladdu waxa ay u baahan tahay taageero caalami ah si ay wax uga qabato abaarta ka jirto badiga dalkeeda.

Warbixintaasi waxaa soo jeedinaya Maxamuud Cali Maxamed.