Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taxanaha Dumarka Africa

Taxanaha dumarka Africa oo wali sii socda. Qaybtan, dumarka ganacsiga ku cusub ee Africa, waxay BBC soo bandhigaysaa sideed dumar ah oo wada shaqaysanaya. Waxaa hogaamisa Jaima Mayanja oo Kamala Uganda ku nool.