Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dharka huudheyda iyo magaalada Hatgeysa

Magaalada Hargeysa waxaa xilligan oo kale qaboobaha ku soo bata baayac mushtarka dharka dhaxanta iyo suudhadhka ee baaliga ah oo si gaar ah looga keeno yurub.

Dharkaasi waxaa loo yaqaanaa "Huuday" (WHO DIED), dadka qaarna waxaybay ugu yeedhaan "Dan la helay" ..ama "hoo dhereg".

weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay suuqa badhtamaha hargeysa ee lagu iibiyo dharkaasi oo warbixintan nooga soo diray