Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo ragga lagu tuhunsanyahay qaraxa diyaaradda

Halkan ka daawo Muuqaal muujinaya ragga lagu tuhunsanyahay qaraxii diyaaradda Daalo, muuqaaladan waxaa laga helay kaameerooyinka lagula socdo ammaanka garoonka Aadan Cadde.