Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Amni darrada Sweden oo lagu eedeeyay muhaajiriinta

Madaxa booliska ee degmada Gothenburg ee dalka Sweden ayaa BBC u sheegay in ay dhibaato ku qabaan dhaca dadka magaalada loo geysto iyo iska hor imaad dhex mara kooxo kala duwan oo ka tirsan muhaajiriinta halkaasi ku nool.

Arrintan ayaa imanaysa dhowr todobaad ka dib markii la dilay gabar ka shaqeyneysa xero lagu hayo dadka soogalootiga ah.

Waxaa warbixintan magaalada Gothenburg ka soo diray weriyaha BBC Gavin Lee, waxaana soo jeedinaya Raage Xasan.