Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maalinta caalamiga ee raadiyaha oo la xusay

Caalamka oo dhan maanta oo kale waxaa laga xusaa maalinta raadiyadaha.

Haddaba bulshadu maxay ka faa’iidaa dhagaysiga raadiyaha?

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa tegay goob xilligaasi lagu dhegeysanaayay raadiyo, ka dibna warbixintan ayaa inooga soo diray.