Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Tartanka abaalmarinta Komla Dumor

Komla dumor wuxuu ahaa saxafi jecel in sheekooyinka Afrika ay dunida gaaraan.

BBC waxay ku sii wadi doontaa dhaxalkii uu kaga tegey BBCda jaa'isadda Komla Dumor. Waxaan baadigobaynaa wariye qaaradda ka soo jeeda oo afka ingiriisiga ku hadla oo muujin kara karti aan caadi ahayn. Waxan ku yaboohaynaa in aan guulaystaha siinno fursad uu kula shaqeeyo BBC, London iyo Afrika.

Faahfahin dheeraad ah oo ku saabsan jaa'isadda iyo sida alooga qayb gali karo waxaad ka heli kartaa bbc.com/komladumor