Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo Doorashada Iran

Dadka reer Iran ayaa codkooda dhiibanaya laba doorasho 26 Febraayo 2016.

Hal doorasho waa baarlamaanka, kan kalena waa Golaha Khabiirada.

Golaha ayaa doorta hogaamiyaha sare ee Iran.

Golaha ayaa xilka haya siddeed sano, waxayna dooran karaan hogaamiyaha sare ee Iran ee badalaya midka xilka haya.