Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo Obama oo heesaya

Daawo madaxwayne Barack Obama oo qaadaya bilowga hees qadiimi ah oo uu horay u qaaday Ray Charles oo horay u geeriyooday.

Fanaaniin ay ka mid yihiin Sam Moore, Usher iyo Leon Bridges ayaa tagay aqalka cad si ay ugu xusuustaan Ray Charles riwaayadii ugu dambaysay ee taxanaha "bandhigga aqalka cad" oo socotay inta uu madaxwaynaha ahaa.