Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Daawo: Dumarka ganacsatada Afrika

Dumarka ganacsatada Afrika ee cusub ayaa doonaya inay sameeyaan isbadal. Toddobaadkan ayaa ah kii ugu danbeeyay barnaamijkan oo socday siddeed toddobaad.

Toddobaadkan waxaan kaga hadlaynaa Loza Maleombho oo ku nool Ivory Coast.