Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doodda jimacaha

Barnaamijka 'waxay Ila tahay' ee BBC, waxaan maanta ku soo qaadanaynaa shirka magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ku soo gabagaboobay. Shirka heerka sare ee madasha iskaashiga Soomaaliga, waxaa isugu tagay maamulada Soomaaliya oo ay hogaaminayso dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dalal badan oo ka tirsan beesha caalamka. Hadaba, waxaa baraamijku ka doodayaa wixii ka soo baxay shirka iyo sida ay waxtar ugu yeelan karaan qodobadaas horumarka dhinacyada kala duwan ee Soomaaliya.