Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhageyso warar la xiriira qaraxyadii Muqdisho

Ku dhowaad 10 qof ayaa ku dhimatay, qiyaastii 15 kalena way ku dhaawacmeen qaraxyadii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Weerarka ayaa lala eegtay beerta xuriyadda iyo hoteelka SYL, oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso