Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dumarka Garissa iyo jimicsiga

Dadka buurbuuran ama aad u cayilan qaar ka mid ah ayaa miisaankooda dhima iyagoo isticmaalaya mashiinada jimicsiga iyo qaabab kaleba,

Caadiyan marka jimicsiga la samaynayo waxaa la xirtaa dhar gaagaaban oo jirkana ku dhagan ama fudud, balse dumar soomalida ee Garissa ayaa qaabab kale isu astura marka ay samaynayaa jimicsiga miisaan dhimista.

Bashkas Jug-soo-Dhacay ayaana sheekadaasi inoo haya.