Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wakiilka AMISOM oo ka hadlay isbadal

Wakiilka midowga Afrika, isla markaana ah Madaxa AMISOM, Ambassador Francisco Madeira, ay sheegay in loo baahan yahay in AMISOM ay badasho farsamadeeda si ay ula tacaasho al-Shabaab. Wuxuu u waramay weriyaha BBC ee arrimaha amniga, Tomi Oladipo, intii uu socday shirka Djibouti ee dalalka ciidamada u diray Soomaaliya.