Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wacyigalinta siyaasadda ee haweenka Puntland

Iyada oo Puntland ay doonayso in ay qaadato hannaanka nidaamka xisbiyada badan, ayaa ururada haweenka ee gobalkaasi waxa ay ku dadaalayaan in ay wacyagelin u sameeyaan haweenka matalaya hoggaanka iyo in ay meesha ka saaraan siyaasadda raga keli ah majaraha u hayaan.

Halkan ka dhagayso waraysi aan la yeelanay Ifrax Cabdinuur farah oo afhayeen u ah urur haween oo ka dhisan Puntland, waxa ay u warantay weriyaha BBC Fardowsa Maxamed Cilmi.