Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Dhalinyaro Soomaali ah oo is xil qaantay

Gabdho iyo wiilal Soomaali ah ayaa Magaalada Nairobi ka billaabay hay'ad ka shaqeysa nabadda iyo xoojinta dhallinyarada Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Dhallinyaradan waxa ay doonayaan in ay diiradda saaraan nabadda iyadoo dhallinyarada Shaqa abuuris iyo waxbarasho loo sameynaayo.

Raxma Cadow Ducaale waa madaxa kooxdaasi dhallinyarada ah waxay u warrantay Axmed Xaaji Xasan.