Shabaab
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxay ka dhigan yihiin weerarrada ka dhanka ah Shabaab?

Waxay u muuqataa in isbuucaan ay ciidamo ajaaniib ah ay xoojiyeen weeraro ka dhan ah Alshabaab oo lagu qaaday goobaha ay ku xoog badan yihiin.

Labaddii weerar ee ugu dambeeyay waxa ay ka kala dheceen meel ku dhow Buulaburde ee Hiiraan iyo Awdheegle ee Shabeellaha Hoose.

Hadaba maxaa isbedelay, maxaa sababay in weeraro is xigxigay oo noocaan ah ay Soomaaliya ka dhacaan.

Cabdiqaadir xaaji Maxamud Dhaqane oo ka faalooda arrimaha amniga ee Soomaaliya ayaa iiga waramay