Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo ka digtay saamaynta abaaraha

Maamul goboleedka Puntland ayaa soo saaray qoraal uu kaga dalbanayo hay'adaha deegaannadooda ka hawlgala in ay wax ka qabtaan abaaraha iyo biyo la'aanta, oo halis ku ah in 65% xooluhu ay u dhintaan daaq la'aan iyo biyo la'aan.

Qoraalka ayaa la soo saaray ka dib shir ay golaha wasiirrada ee Puntland yeesheen khamiistii.

Arrintaas ayuu Farah Lamaane ka waraystay C/laahi Maxamed Jaamac (Quraan Jecel) oo ah afhayeenka dawlad-goboleeka Puntland