Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Caqabadaha ay la kulmaan gabdhaha dhaqaatiirta ah

Markanna arrimaha dumarka, Waxaa jiro haween badan oo awood u leh inay howlo badan isku qabtaan.

Waa hooyo, waa macaalimad wax ka dhigta jaamacad sidookalena ah dhaktarad.

Drs Maryam cabdulaahi Daahir ayaa Howlmaamedkeeda shaqadaa waxaa kamid ah in ay bulshada qaybaheeda kala duwan u shaqeeysom iyadoo dhibaatoyin farobadan kala kulanto arrintaasi. Catoosh ayaya u warantay.