Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barkhad Cabdi oo filim cusub soosaaray

Jilaaga caanka ah ee Somaliyeed ee soosaara aflaanta Hollywood ka ee Barkhad Abdirahmaan, ayaa soo saaray Filim cusub oo dunida qaarkeed lagu soo bandhigi doono bishan aynu ku jiro 20 keeda. Filimkan, ayaa lagu jilay wadanka South Africa. waxaaanu xanbaarsanyahay qiso Somaliya kadhacada aalaaba.

Barkhad, wuxuu horay u soo jilay filimo uu ka midahaa filimkii caanbaxay ee Captain Philips.

Waryah BBC da Mohamed Haji Hussien, ayaa la xidhiidhay Barakhad oo waraystay. Wuxuuna maraka hore waydiyay bal filimka cusb magaciisa.