Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Midabka maqaarka jirka qofka noocee ugu fiican

Midabka maariinka ayaa dadbadani aad u jecel yihiin adduunka. Balse, dad baan jeclayn, oo ay ka mid tahay gabar Hindiyad ah oo olole ka bilowday baraha bulshada.skin