Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Afar cunug oo ku dhimatay barkat ay ku dheceen

Afar Caruur ah oo Sadex kamid ah ay yihiin walaalo ayaa ku geeriyooday Barkad ku taala Tuulada Shiilo_Madow ee duleedka Degmada Caabudwaaq.

Mid kamid ah waalidiinta caruurtaas Jamaac shire Geele ayaa qadka telefoonka iigu warramay.