Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Togga Suuj oo weli la isku hor fadhiyo

Togga Suuj ee gobolka Nugaal xalay waxaa ka dhacay dagaal, kaas oo illaa shalay soo socday.

Maamulka Puntland waxa uu sheegay in qasaaro uu gaaray kooxda halkaasi ka dagaalameysa, ayna go'doomiyeen.

Madaxweyne Kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullahi Cumar Camey ayaa Axmed Xaji xasan u warramay.