Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Su'aal ka taagan qaabka loo maamulo qaxootiga Kenya jooga

Xubno ka tirsan Guddiga Amniga ee Baarlamaanka Kenya oo booqanaya Dhadhaab ayaa sheegay in ay ka sahqayn doonaan sidii maamulka xeryaha qaxootiga ee Dhahaab loogu wareejin lahaa dawladda.

Waaxay taas sabab ay uga dhigayaan in dadka deegaanada qaxootiga ku sugan yahay aysan wax ka faa'idin.

Xildhibaan Maxamed Shidiye ayaa kamid ah xildhibaanada oo hadda ku sugan Dhadhaab. Baskhas Jug Soo dhacay ayuu u warramay.