Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa laga baran karaa dagaalkii Al-Shabab iyo Puntland

Midowga Yurub ayaa markii ugu horeysay ka hadlay howlgalkii ciidamada Puntland ay kula dagaallameen Al-Shabaab.

Wakiilka Midowga Yurub ee Somaliya, Michele Cervone, ayaa sheegay in taasi ay muujineyso sida ay ciidamo Soomaali ah uga adkaan karaan Al-Shabaab.

Haddaba maxaa laga baran karaa dagaalkaasi, waxay su'aashaas iyo kuwa kaleba weydiisay Suheyba Maxamed, Dr Cabdiwahab sheekh Cabdi Samad, oo ka faalooda arrimaha Afrika.