Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabyaa ku nool Xagardheer oo magacyo badan loo bixiyay

Weriyaha BBC Bashkas Jug-soo-dhacay ayaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab waxa uu kula kulmay abwaan Khaliif Muse Samatar, oo ka mid ah dadka qaxootiga ah ee ku nool Xerada Xagardheer.

Abwaanku magaciisa kuma eka Khaliif oo kaliya ee magacyo badan ayuu leeyahay tusaale ahaan qaxwaha ii kululee, Singabuur iyo kuwa kaloo badan, aan idiin kala dhex baxo idinka iyo abwaanka.