Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Musuqmaasuqa Kenya ee saameeyay Somaalida

Taxanaha BBC-da ee musuqa Afrika, waxaana maanta aan ku eegeynaa musuqa ka jira Xaafadda islii ee Nairobi ee Soomaalida ku badan tahay.

Xaaladda musuqa ee xaafadda islii iyo sida uu dhibaatada ugu hayo Soomaalida waxaa u kuur galay weriyaha BBC Axmed Xaji Xasan.