Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiirka amniga ee Somaaliya oo ka hadlay booliska

Dalka kenya waxaa ka socda kulan u dhaxeeya hay'adaha ammaaanka ee dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, waxaa laga xaajoonyaaa sidii ay u wada shaqayn lahaayeen booliska dowladda dhexe iyo booliska ay leeyihiin maamul goboleedyada.

Cabdirisaaq Cumar Maxamed waa wasiirka ammniga ee dowladda federaalka, ee Soomaaliya, cabdirisaaq xaaji catoosh oo waraystay ayuu uga waramay, ariimahani iyo waliba ammaanka magaalada Muqdisho.