Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi aan la yeelanay Sheekh Saciid Raage

Kulanweyne sanadle ah ayaa culimada islaamka uga socda magaaladan Nairobi.

Shirka waxaa looga hadlayaa arimaha xagjirnimada dhalinyarada.

Culimo ka kala socota dunida dacaladeeda ayaa shirka ku falanqaynaya nidaamka saxda ah ee islaamka.

Sheekh Saciid Raage oo ka mid culimada waawayn ee Soomalida ayaa ka hadlay shirka.

Weriyaha BBC-da Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayuu u waramay.