Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jubaland oo heshiis la saxiixatay beelaha qaar ee goboladaasi dega

Waxaa heshiis wada saxiixday qaar kamid ah beelaha degga gobolada Jubooyiinka iyo maamulka Jubaland.

Heshiiska waxa uu si rasmi ah u dhexmaray maamulka iyo wafdi matalayay Barre Hiiraale.

Cabdi warsame oo ka mid ah hogaamiyayaasha beelaha Gedo ayaa ii warramay