Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Buug ka hadlaya dhaqanka Somalida Kenya oo la soo bandhigay

Waxaa lasoo bandhigay buug looga hadlayo dhaqanka dadka ku nool gobolka Waqooyi Bari ee Kenya. Buugan oo uu qoray Ustaad Cabdullahi Bundiid waxaa loogu magacdaray SALIIMA DOOQ, wuxuuna ka hadlayaa dadka ku nool miyiga ama magaalooyiinka gobolka iyo kuwa gobolka ka soo jeeda ee dibadaha u dhoofay. Bashkas Jug Soodhacay ayaa wareystay Ustaad Cabdullahi Bundiid.