Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi: Qoraaga "Hiil Hooyo"

Hooyooyinka Soomaaliyeed waxaa lagu ammaanaa kartidooda iyo dulqaadkii ay muujiyeen dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay oo waddanka ay colaad ka jirtay.

Waxay dhibinayaal u ahaayeen barakicin iyo in wakhtiyadii dhawaaa aan si buuxdo looga qayb galin qaybsiga awoodaha dalka.

Cabdifitaax Daahir Cumar oo ah qoraa da' yar ayaa waxa uu gartay muhiimadda hooyada sidaa awgeedna qoraal ayuu ugu hiiliyay, oo waxa uu soo saaray buug uu u bixiyay "Hiil Hooyo" Ibraahim Maxamed Aadan ayuu ugu warramay magaalada Muqdisho.