Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay khilaafka xisbiga UCID

Faysal Cali Waraabe oo ah gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa ku doodaya in Jamaal Cali Xuseen ay dhamaatay xiligii uu musharaxnimada ahaa. Hadana loo baahan yahay in doorasho loo qabto qofka noqonaya musharaxa xisbiga, Faysal Cali Waraabe waxaa uu u waramay Cabdirisaaq xaaji Catoosh