Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlay khilaafka UCID

Xisbiga UCID ayaa waxaa ka dhextaagan muran siyaasadeed oo salka ku haya cida noqonaysa musharaxa madaxweynaha xisbiga, Jamaal Cali Xuseen oo ah musharaxa xisbiga ayaa ku doodaya in la doortay oo cod ay u qaadeen golaha dhexe ee xisbiga. Jamaal Cali Xuseen waxaa waraystay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh