Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo Gaarisa boqoday

Weli waxaa socda xuska sannadguuradii 1aad ee ka soo wareegtay markii weerarka lagu qaaday jaamacadda Gaarisa.

Madaxdii shalay halkaa booqatay waxaa ka mid ahaa safiirka Somalia u fadhiya Kenya Jamal Xasan oo xuska ka sokow ay sidoo kale u ahayd fursad uu ugu mahad celiyo dadka reer Gaarisa oo xeryaha Dhadhaab ay deegaannadooda ka tirsan yihiin.

Wariyaha BBC Bashkas Jug Soo Dhacay ayaa wax ka weydiiyey arrimaha qaxootiga iyo iskaashiga labada dal, wuxuuna marka hore safiirku ka hadlayaa socdaalka uu ku tegey Garissa.