Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

AlShabaab oo "cabsi ku haysa" Hobyo iyo Xaradheere

Muddo dhowr maalmood ah waxaa hawada ka maqnayd isgaarsiinta deegaanno hoos taga maamulka Galmudug oo ay ku jiraan Hobyo iyo Xaradheere.

Wararka qaar waxay sheegayeen in dagaalyahannadii Al-Shabaab ee dagaalka la galay ciidammada Puntland iyo Galmudug ay ka dambeeyeen in isgaarsiinta hawada laga saaro.

Guddoomiyaha degmada Hobyo, Cabdulaahi Axmed Cali, ayaa beeniyay in dagaalyahannada AlShabab ay deegaanka ku sugan yihiin.

Faarax Lamaane ayuu u warramay.