Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xoghayaha Kulmiye oo khilaafka ka hadlay

Qoraal uu soo saaray xisbiga Kulmiye ee Somalilanad ayaa lagu sheegay in xilkii laga eryay gudoomiye ku xigeenadii xisbiga, kaddib markii waa sida qoraalkan lagu sheegaye ay ka horyimaadeen taladii xisbiga.

Xoghayaha xisbiga Kulmiye Xasan Saciid ayaa Cabdirisaaq xaaji Catoosh uga waramay arrintaas, marka horena waxuu waydiiyay bal waxa ay u cuskadeen ragan la eryey.