Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka Madaxda Soomalida ee Muqdisho

Magaaladda Muqdisho waxaa ka socda kulan ay leeyihiin madaxda Soomalida, Balse waxaa jira arimo la isku qilaafsan yahay oo shirkan hareeyey.

Qodobada la isku hayo waxaa ka mid ah qaabka loo soo dooranayo xilibaanada cusub.

Cabdirisaaq Xaaji Catoosh ayaa warbixintan ka diyaariyay qodobada ay isku hayaan madaxda Soomalida.