Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga timaha laga sameeyo burukooyinka

Macbad Hindidu ay ku cibaadaystaan oo ku yaalla koofurta India ayaa waxaa maalin waliba qaab cibaado ah timaha isaga xiira kumannaan dumar ah.

Tintaasi ayaa waxaa dhaqaala badan ka hela macbadkaasi iyo suuqa kala iibsiga burukooyinka.

Ganacsigan ayaa faa'iido badan looga helaa, waxaana kumannaan tan oo tima ah lagu iibiyaa maalin walba dalka Hindiya.

Kuwaa loo iib geeyo daafaha caalamka.

Weriyaha BBC-da, Justine Lang, ayaa ka safartay dalka Koonfur Afrika si ay wax badan uga soo ogaato sababta haweenka India ay timahooda u xiiraan, markaa kadibna ay qaab duca ah ugu bixiyaan. Axmed Xaji Xasan ayaa soo jeedinaya.