Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gabar Soomaali ah oo musharrax ka ah US

Gabar Soomaali ah ayaa ka mid ah musharrixiinta xisbiga dimuquraadiga ee ka qeybgalaya doorashooyiinka hoose ee gobolka Minnesota, ee dalka Mareykanka. Ilhaan Cumar waxa ay u tartameysaa kursi golaha hoose ah.

Bushra Noor Mohamed ayaa ka wareysatay musharraxnimadeeda.