Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sida Liibiya ay uga hortagto tahriibta

Meelaha dadka ay doomaha ka raacaan waxaa kamid ah dalka Liibiya, halkaas oo dhowaanahan ay ciidamo ilaaliyaan xeebaha, si tahriibta looga hortago.

dhowaanshaha baddaasi ayaa keeneysa cabsi ah in tirada dadka waqooyiga Africa sii maraya inay sare u kacdo.

Weriyaha BBC-da, Orla Guerin ayaa warbixintan ka diyaarisay sida maamulka Liibiya ay tahriibta uga hortagayaan.

Ciise Xaji ayaa soo jeedinaya.