Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi Maxamed Haaruun

Waddamada dunida sadexaad ee caalamka ayaa la sheegaa inaanay dadka laxaadka lahi aanay haysin xuquuqdoodii, markaad ka tagto sharciyada dawlada iyo xeeraraka xuquuqda dadka laxaadka l'a iyo naafada.

Sideebay dadka caadiga ahi u haystaan qofka laxaadkiisu kala dhanataalan yahay, Maxamed Haaruun waa nin Indho l'a oo Jamaacad sare ee dalka Britain ah wax ku bartay.

Wuxuu xiiseeyaa siyaasada, Cabdiraxmaan Bidhaan ayaa waydiiyay marka hore Soomalidu siday u arkaan qofka laxaadkiisu kala dhiman yahay ama indhoolaha ah.